Wararka Cusub

Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo si rasmi ah isaga Diiwaan galiyey Guddiga Doorashada Xilka...

Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah waxa uu si rasmi ah isaga Diiwaangaliyey Doorashada Xilka Madaxweynaha,waxaana la gudoonsiiyey Shahaadada Musharaxnimada. Musharax Dr.Siciid Deni...

Golaha Musharixiinta Madaxweynaha oo Qodobo muhiim ah ka soo saaray Arimaha Doorashada (Sawirro)

Kulan ay maanta isugu yimaadeen Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaliya ayaa waxa ay ka soo saareen Qodobo muhiim u ah Doorashada...

Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo Hambalyo u diray Gudoonka Cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka...

Musharaxa u taagan Xilka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaliya Mudane Dr.Siciid Cabdullaahi Maxamed Deni ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Hogaanka Cusub ee loo doortay...

Hoggaanka isbadeldoonka Siyaasadeed Ee Soomaaliya.

Waxaa isbuucyadii u danbeeyay si isdaba jooga ugu  soo ururayey magaalada Muqdisho xubnaha cusub ee golaha shacabka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya. Waxaa mar kaliya indhaha dadku...

Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo la kulmay Xildhibanada labada aqal ee laga soo doortay...

Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qado Sharafeed u sameeyey Xildhibaanada Aqalka Sare iyo kuwa Gobolaha Shacabka ee ka soo jeedo Puntland,waxa uuna u bandhigay...

Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo la kulmay Bulshada ku nool Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaliya ayaa Casuumaad gaar ah u fidiyey qeybo ka mid ah...

Xildhibaan Khaliif oo hal abuuray aragti uu ku ururinayo codka dadka uu matalo.

Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo laga soo doortay Hirshabeelle State ayaa unkay hannaan uu ku ururinayo aragtida dadweynaha uu matalo eek u aaddan musharraxa...

Nabadoon Cabdi Abukar Mahdi”Waxaa ku baaqayaa in loo gurmado dadka uu soo riday Cudurka...

Nabadon Cabdi Abuukar Mahdi oo ka mid ah Nabadoonada Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ku baaqay in la gargaaro dadka uu soo ritay Cudurka Shuban...

Taliyaha Saldhiga Boolisk Jowhar Maxamed Siyaad Canjeex oo ka hadlay Amniga Jowhar.

Taliyaha Saldhiga Booliska Jowhar Maxamed Siyaad Canjeex ayaa ka hadlay Guud ahaan Amniga Magaalada waxa uuna sheegay in Ciidamada Ammaanka ay wadaan Shaqo culus...

Arimaha Bulshada

Mas’uulkii maxbuuska ahaa ee mowtka lagu amaanay W/Q:- Mahadsanidin Hassan Abdikadir...

Alla naxariistii Janno haka abaal mariyee waxaa geeriyooday halyeey qaran,mas'uul ka ahaa tayeeynta iyo qalabaynta Ciidmada xoogga dalka soomaaliyeed Marxuum General Cali Samatar. S/Guud Max’ed...

Muuqaalo

Labo Beelood oo Hishiih ku gaaray Magaalada Qardho [Sawirro iyo Qodobadda Hishiiska oo Saxiixan]

Waxaa Magaalada Qardho ka dhacay shir ay ka soo qeybgaleen Maamulka Gobolka Karkaar,Boqor Burhaan Boqor Muuse,Cuqaasha iyo Nabadoonada Qardho,Culma'udiin,Ganacsato waxaana looga hadlay shirkaani Mag...

Daawo Muuqaal iyo Sawiro:-Wax garad Ka so jeeda Gobalka Hiiraan Oo Baaq u diray...

Wax garad ka soo jeeda Beesha Baadicadde oo ku sagan Dalka Ingiriiska ayaa Baaq u diray Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo ku aadan...

Daawo Muuqaal Hormarka Magaalada Muqdisho.

Muuqaal Cajiib Ah Oo Laga Duubay Magaaladda Muqdisho Daawo Video http://youtu.be/jWPra14wXvs

Daawo Muuqaal Al-Fanaan Cawaale Adan “Iftiin lagu diirsadiyo iyo Puntland oo Dowladaan arkaa”

Tan iyo wixii ka danbeeyey Markii Puntland ay ka dhacday Isbadalka siyaasadeed waxaa soo baxayaa in Indhah Caalamka ay u soo jeesteen Habka Dimuqraadiyada,Biseylka...

Daawo Heesta “Soo dhawoow Cabdi Wali, Waa lagu sugaayee”

Waxaa daafaha Caalamka iyo Gudaha dalka somaliya ka soconaya soo dhaweynta loo sameenayo Madaxweynaha Cusub ee Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas waxaana si weyn...

Maqaalo

Talo Arbaco ku dhaaftay Khamiis kama gaari doontaan.

Xildhibaannada qiimaha lahoow Hogaamiyaha aad qalinkiina ku qori doontaan magaciisa maalinta Arbacada waxaaad ila wadaagtaan idinkoo muujinaya dagaan iyo ka fikiridda shacabka Soomaaliyeed ee...

Mas’uulkii maxbuuska ahaa ee mowtka lagu amaanay W/Q:- Mahadsanidin Hassan Abdikadir Mudey.

Alla naxariistii Janno haka abaal mariyee waxaa geeriyooday halyeey qaran,mas'uul ka ahaa tayeeynta iyo qalabaynta Ciidmada xoogga dalka soomaaliyeed Marxuum General Cali Samatar. S/Guud Max’ed...

Booqashadii layaabka ahayd ee Prof. Yaxye ‘Cilladdu ma Annagaa mise waa passport –ka?’

Isniin, Maarso 14, 2016 (ST)—Yaa yiri: macalin miskiin ah oo Mogadishu jooga passporkiisa kuma safri karo..Afartii sanno ee u dambeeysay waxaan tagay shanta wadan...

Sidaan beri ahaan jirnay iyo Halka waqtigu inna dhigay!

Isniin, Maarso 14, 2016 (ST)—Waxa iiga sheekeynaya Maxamed Xaaji oo waqti badan ahaa Wasiir ku xigeenkii Macdanta iyo Biyaha ee dowladdii meleteriga kana tirsanaa...

Caqabadaha kaa hortaagan inaad Horumar sameyso?

Isniin, Maarso 14, 2016 (ST)—Dabcan dad badan waxay isbedel u sameyn waayeen, waxaa jira waxyaabo dib u celinaya, kana hortaagan inay gaaraan horumar la...